Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka oo amar culus siiyey ciidan ku sugan..(Sawirro)

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose. Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kormeeray saldhigyada ciidamada Xoogga degmadaas isagoo u kuur galay xaalada ciidamada halkaas ku sugan Saraakiil uu ka mid yahay Abaanduulaha qeybta 12-ka April G/Sare Warsame Maxamed Diiriye iyo saraakiil kale ayaa … Continue reading Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka oo amar culus siiyey ciidan ku sugan..(Sawirro)